Somaliland oo mar kale Go’aano cusub kasoo saartay Dagaalka ka socda Laascaanood

Shir xalay ka dhacay Qasriga Madaxtooyada Somaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi , kana qeybgaleen toban urur siyaasadeed ayaa laga soo saaray go’aano Madaxweyne Muuse Biixi iyo tobanka Urur siyaasadeed ee u soo baxay tartanka xisbiyada  Somaliland ayaa shirkooda kasoo saaray go’aano cusub oo la xiriira xaalada dagaal ee ka … Continue reading Somaliland oo mar kale Go’aano cusub kasoo saartay Dagaalka ka socda Laascaanood